Heyadda WHO oo digniin adag siisay dalal ay Soomaaliya ku jirto oo shaaciyey iney..

Ha’yadda Caafimaadka Adduunk (WHO) ayaa ugu baaqday Dowladaha Afrika inay taxaddar dheeraad ah muujiyaan xilli Dalal kala duwan oo ka tirsan Qaaraadda ay dib u fureen duulimaadyada, halka kuwo kalena ay qorsheynayaan iney dib u furaan. Hadalka hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa kusoo aadaya xilli ay Dowladda Soomaaliya ku dhowaaqday in Maalinta Berri ah … Continue reading Heyadda WHO oo digniin adag siisay dalal ay Soomaaliya ku jirto oo shaaciyey iney..